Mount Kilimanjaro Buurta ugu dheer Africa.Buurtani waxay ku taala dalka Tanzania🇹🇿.
Dhererkeedu waa 5895 mitir, Balaceeduna waa 4 ila 5 km. Cimaladeeda waxay leedahay 2 cimilo dhulka hoose waa diirimaad, xaga buurta korkeedu yahay dhul baraf ah.
Sidoo kale waxa ku nool Xayawaano tiro badan sida
Monkeys: Blue monkey & Black-and-white colobus
Antelopes: Noocyo kala duwan
Elephants (meelaha hoose ee kaymaha)
Leopards (mararka qaar)
Birds: Turacos, hornbills, waxgarad kale oo midabbo leh.
Su aal adiga akhriste ma isleedahay mar uun safar ku tag buurtan kilimanjaro?



No comments:
Post a Comment