Geel Garde markaad cagahaaga sidaa u saarto, Waa meel uu hadalku yaraado, Indhuhuna ay hadlaan👀❤️.
Halka badda buluuga ah iyo saxaraha dahabiga ah ay si lama filaan ah isugu milmaan, Xaqiiqdii Ceel Garde waa goobta 2aad ee ugu Quruxda badan somaliland kaliya Buurta Daalo ayaa ta kowaad ah.
Blog -- geena waxaan idin ku la wadaagi doona
_ Goobo la ilaaway oo u qalma in la booqdo.
_ Talooyin socdaal & inaad lacag yar ku safri kartid. Hadii aad jeceshay safarada, Sahanka, iyo inaad aragto meelaha aan wali la gaadhin -- kusoo dhawoow Blog -- geena maqribLabiste, Mahadsanid🙏❤️
No comments:
Post a Comment